Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa Fagax ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilay wiil dhallinyaro ah, kaas la sheegay inuu ahaa Darawal Mooto Bajaj.

Kooxaha ayaa doonayey in dhac u geystaan Mootada, dilka ayaa  yimid kadib markii wiilka uu  ka dhaga adeygay inuu dhiibo fura, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabayey Cabduqaadir Goosaar, kooxihii dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday waxaana ay horay u kaxeysteen Mootadii,

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW