U bood dhigaalka

Xafiiska Xeer Ilaalinta oo Baaritaanno Ku Haya Shirkado Macag Been Abuur ah Ku Galay Tartanka Adeegga Xajka

Sheeko:Amniga
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa baaris ku haya shirkado lagu tuhmayo in ay sameeyaan documents been abuur ah si ay uga qeyb galaan Tartanka adeegga Xajka, oo sanad waliba ay qabato wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta, magacyada shirkadahaan ayaa waxaa hore u gudbiyay Wasiirka Awqaafta iyo arimaha Diinta.
May be an image of text

Goobjoog News