U bood dhigaalka

Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka oo War Kasoo Saaray Xarigga Wariye Cabdalla Muumin

Sheeko:Amniga

Xeer ilaalinta qaranka ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay xukunka Wariye Abdalle Axmed Muumin, kaas oo dhowaan lagu siidaayay damaanad, kadib xukunkii maxkamadda gobolka Banaadir, Xeer ilaalinta ayaa sheegtay inaan sifo sharci ah aan loo marin fasaxiisa, waxaana loogu baaqay cid waliba oo daneynaysa kiiska in ay u soo marto sifo sharci sida lagu xusay.

Goobjoog News