U bood dhigaalka

Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey”

Sheeko:Cayaaraha

Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxayna tartanka ka qaadeen xidigaha Asal 24.

Xasan Afrax Jeeri oo ka mid ahaa taageerayaasha ugu waaweyn ee kubbadda cagta dalka ayaa sheegay in ay uu ku faraxsanahay koobka ay hanteyn xidigaha kooxdiisa,isagoo sheegay ay u qalmeen,wuxuuna u mahadceliyay maamulka,macallimiinta iyo ciyaaryahanada kooxda da’daalka ay muujiyeen.

Halkan Ka Daawo Taageeri Jeeri Oo Si Weyn Ugu Hadlay Guusha Kooxdiiisa

Halkan Ka Aqriso Kooxda Jeneraal Daa’uud Ee Ku Gulaystay Tartanka Uurey

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/kooxda-jeneraal-daauud-ayaa-ku-guulaystay-tartankii-lagu-xusayay-laacibkii-hore-xulka-qaranka-soomaaliya-maxamed-xaaji-aadam-uurey/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle