U bood dhigaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran oo Gaaray Jowhar

Sheeko:Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray Jowhar si uu u furo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe,

Jowhar waxaa horay u sii joogaan Madaxda dowladda, Wasiiro, Wasiir ku xigeenno, agaasimayaal, waxaa kaloo tagay wafdi uu horkacayo Yusuf Xagar guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellada dhexe ayaa la filayaa in uu socdo 3 bil ee soo socota, iyadoo lagu dooran doonta maamulka maamul goboleedkii ugu dambeeyay Soomaaliya.

Goobjoog News