U bood dhigaalka

Xasan Sheekh Maxamuud “Madasha Xisbiyada Waxa Ay Ka Shaqeyeen Isku Soo Dhawaashaha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya”

Sheeko:Amniga
Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka qeybna ka ah Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay go’aanka madasha ee ku aadan arrimaha doorashooyinka,isagoo dhinaca kale ka hadlay kulamadii ay la qaateey guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Madasha Xisbiyada Qaranka Oo Faah Faahisay Kulamadii Ay

Goobjoog News