U bood dhigaalka

Xeerilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Codsi Kenya u Gudbisay ICJ, Iskuna Hortaageyso Dacwadda Badda

Sheeko:Dalka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrinta ku aadan qoraal codsi hourdhac ah oo dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ, taasi oo ku aadan wada hadal hoose in lagu dhameeyo muran badeedka kala dhaxeeya Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed in Kenya ay doonayso inay is hortaag ku sameyso dacawadda Badda, taasina ay markhaati cad u tahay sida ay uga wal walsan tahay saldhig la’aanta ee qaanuuneed ee dooda ku wajahan sheegashada Badda Soomaaliya.

War-saxaafedeedka ayaa sidaan u qoran:-

Xeer