U bood dhigaalka

Xidhibaannada Hishabeelle oo Galabta Dooranaya Guddoonkooda

Sheeko:Amniga

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta gelinka dambe ay doortaan guddoonka Baarlamaanka, sida uu shaaciyey guddiga doorashada.

Xildhibaannada ayaa shalay gelinkii dambe waxaa ay dhageysteen khudbooyinkii ay jeediyeen murashaxiinta u taagan qabashada xilkaas, iyada oo mid weliba uu ka hadlay waxa uu qaban doono.

Waxaa xilka guddoonka u taagan xil ruuux iyadoomid labo ugu tartami doonna jagada guddoomiyaha, ku xigeenkiisa 1aad iyo ku xigeenka 2aad.

Doorasha guddoonka ayaa waxaa xigi doonta mida maxaweynaha waxaana ay ku soo aadaysaa iyadoo uu xilkii iska casilay madaxweyne Waare ka hor xil wareejinta.

Goobjoog News