Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad sida uu ku wareejin doono mid ka sareeya.
Xildhibaan Mahad ayaa intaa raaciyey in Soomaalida ay mixnad iyadu lugaheeda ay ku goobatay, taasi oo luqunta iyo lugaha ugu maran
Qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad: