U bood dhigaalka

Xildhibaan Cali Afgooye “Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waa In Ay Ogalaadaan Isbadal Iyo Doorasho Xalaal”

Sheeko:Cayaaraha

Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi  (Cali Afgooye) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ay ogalaadaan isbadal iyo Doorasho Xalaal,wuxuuna hadalkan ka sheegay munaasad tartan lagu xusayay todobaadka xoriyada Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

“Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya waa in ay ogalaadaan isbadal iyo doorasho xalaal ah” ayuu Goobjoog u sheegay Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Sidoo Kale Warar Ku Saabsan Xildhibaan Afgooye

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/xildhibaan-cali-afgooye-oo-balan-qaaday-sare-u-sameeyay-ciyaartooyda-iyo-macalimiinta-koonfur-galbeed/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle