Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur “Guddiga Doorashooyinka Waan In Uu Cadeeyaa In Ay Doorasho Dhici Kart Iyo In Kale ”

Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in guddiga Doorashooyinka ay Cadeeyaan in ay doorasho dhici karto iyo in kale.