U bood dhigaalka

Xildhibaan Dalxa “Mahad Cawad Waa Kulundi Sab Aan Laga Casuumin Aaday Oo kale”

Sheeko:Amniga

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cawad uu kulundi sab aan laga casuumin aaday oo kale uu yahay wuxuuna hadalkan ku soo beegmayaa,xili Mahad Cawad uu qeyb ka ahaa wafuudii raysal wasaare Khayre u raacay safarkii uu ku tagay magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug 14-July 2020.

Halkan Ka Daawo Hadal Jeedintii Guddoomiye Mursal Ee Golaha Shacabka

Goobjoog News