U bood dhigaalka

Xildhibaan Hore Oo Kamid Noqday Dadkii Ku DhinteY Qaraxii Naasa Hablood 2

Sheeko:Dalka

Xildhibaan hore C/naasir Garane Aadan yaa kamid noqday dadkii ku dhintey qaraxii galabta ka dhacay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee wuxuu Gaarane kamid ahaa dadkii ka dhawaa halka uu ku qarxay gaariga.

Dadkii ku dhintey qaraxii Naasa Hablood 2 ayaa badi ah shacab ka dhowaa halkaasi, kuwo ku shaahayey maqaayad halkaasi ku taalla iyo sidoo kale dad goobta marayey.

Goobjoog News