U bood dhigaalka

Xildhibaan Jindi Oo Su’aalo Ku Saabsan Sababta Ciidamada Itoobiya Calankooda U Suraan Meelo Ka Mid Ah Soomaaliya

Sheeko:Amniga
Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed su’aal ka waydiiyay sababta Itoobiya ay calankeeda uga surtay meelo ka mida ah dalka.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Socdaalka

Goobjoog News