U bood dhigaalka

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Sheeko:War

madeerXildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw Kooxo Hubeesan ay ku dileen Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.

Wararka waxaa ay sheegayaan in dableydu ay ย rasaas xoogan huwiyeen Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo kamid ahaa Xilhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kuna geeriyyoday isla goobtii.

Sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka , Xildhibaanka ayaa la toogtay xili uu kasoo baxay Salaada Jimcaha , waxaana dilka fuliyay sida Wararka hordhaca lagu helayo kooxo gaari watay oo goobta ka baxsaday.