U bood dhigaalka

Xildhibaan Muuse Sheekh “ In La Handado Saxaaafada Xorta Ah Waa Dhaqamada Kaligii Taliska,Villa Somalia Ha Ilaaliso Madax Banaanida Warbaahinta”

Sheeko:Amniga
Xildhibaan Hore Baarlamaanka Soomaaliya Muuse Sheekh ayaa sheegay handaada saxaaafada xorta ah loo geestay in ay tahay dhaqamada kaligii taliska,madaxtooyda ha ilaaliso madax banaanida Warbaahinta”
Halkan Xildhibaan Muuse Sheeh Oo Waraysi Dhinac Sky-ka Siiyay Goobjoog News