U bood dhigaalka

Xildhibaan Xaawo : Qolada Jawaari Hub ayey Meesha la Galeen , Albaabkana waa xirteen

Sheeko:Dalka

Xildhibaannada mooshinka ka wada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa Goobjoog News u sheegay in hal dhinac loo ogolaaday in ay hub la galaan gudaha golaha shacabka.

Xildhibaan Xaawo Maxamed Aden oo arrintan ka hadleysa “ Qolada Jawaari Hub ayey Meesha la Galeen , Albaabka waa xirteen”.

Xildhibaannaddan waxaa ay sheegeysaa in 100 Xildhibaan oo mooshinka taageersan ay dibadda joogaan, waxaa ay sidoo kale Jawaari ku eedeyso inuu wado sharci-darro iyo inqilaab

Wararkan kala soco, Goobjoog News