U bood dhigaalka

Xildhibaan Xasan Yare “V illa Somalia Waxa Ay Casharada Ka Qaadataa Addis Abba ”

Sheeko:Amniga

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxtooyda Soomaaliya ay casharada ka qaadato Addis Abba.

Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Xildhibaan Xasan Yare Ka Jeediyay Magaalada Muqdisho