XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay

Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir.

Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib markii Aabihii Xuseen Maxamud Muse uu xanuun dartii u dhintay.

Wixii Faahfaahin ah: Kala soco

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW