U bood dhigaalka

XildhibaanC/samad: Fariimaha Ugu Badan Ee Wararka Waxaan Ka Helaa Goobjoog

Sheeko:Dalka

Xildhibaan C/samad Macallin Maxamuud oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku amaanay Idaacadda Goobjoog shaqada adage ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in afariimaha ugu badan ee taleefankiisa kusoo dhacday inay kaga timaado dhanka Goobjoog kuwaasi oo warar ah.

Waxa uu tilmaamay in markii la dhisayey Goobjoog uusan u haysan in sanado yar ay ku gaarto horumarada badan.

Waxa uu kula dardaarmay shaqaalaha Goobjoog inay u istaagaan sidii ay dhabarka ugu xiran lahaayeen la shaqeynta shacabka Soomaaliyeed.

Goobjoog News