Xildhibaannada Hirshabelle Oo Doortay Kursiga Koowaad Ee Aqalka Sare

Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa goor dhow waxay doorteen Kursiga Koowaad ee xubnaha aqalka sare maamulkaasi kaga soo aaddey.

Kursiga Koowaad waxaa ku tartamayey Cismaan Axmed Macow oo helay 73 cod iyo sidoo kale Cabdinuur Ibraahim Farey oo isna helay 24.

Guddiga doorashada ayaa ku dhowaaqay inuu guuleystay Cismaan Axmed Macow oo noqday Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka.

Xildhibaannada Hirshabelle ayaa goor dhow billaabi doona doorashada Kursiga Labaad ee maamulkaasi kaga soo aadey aqalka sare.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW