U bood dhigaalka

Xildhibaanno Ku Taliyey In Dib Loogu Noqdo Awood Qeybsigii 1960-kii

Sheeko:Dalka

Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo wasiirada kasoo jeedda gobalada Waqooyi ee dalka (Somaliland) ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen arrimo aad u badan.

Mudanayaasha oo dhaliilsan hanaanka loo qeybiyay xubnaha madasha wada tashiga doorashooyinka 2016, ayaa soo jeediyay talo ah, in hadii la doonayo Soomaali mideysan in wax qeybsiga laga dhigo sidii 1960.

Kulankooda ka dib ayeey qoraal kasoo saareen:-

1

2

3

4

5