Xildhibaanno Ka Horyimid Mamnuucidda Puntland ee Xafiisyada Wasiirrada Federaalka Ah

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in wasiirrada xukuumadda federaalka ah ay xafiisyo ka furtaan gudaha Puntland.
Maamulka Puntland ayaa howsha ay wasiirrada wadaan ku tilmaantay sharci darro mar haddii aaney ku iman doorasho qof iyo cod ah.
Arrintan Puntland waxaa iska diiday xildhibaanno federaalka ah uu ku jiro Senator Maxamuud Mashruuc ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid ka hor imaanaya Dastuurka, isla markaana aan la is hor-taagin xuquuqda mataaladda ee xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee ka soo jeeda deegaanada Puntland.
Puntland’s move was rejected by lawmakers and senators from the upper house who says they do not agree with Puntland’s decision. the action ban by the Puntland state government is a violation of the Somali constitution and that differences opinion polls of 2020 cannot be used by Puntland as a barrier representation rights.
Dhankiisa, Cabdiraxmaan Dhoore oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa isna sheegay in arrinka Puntland uu sharci darro yahay waxaa uuna ugu baaqay wasaaradda iney ka laabato go’aankeeda qaldan.
Goobjoog News
Buy Doxycycline 100 Mg Online Rx Viagra In Farmacia Senza Ricetta Free Varga Pills [url=http://cialibuy.com]cialis overnight shipping from usa[/url] Cialis Belgique Propecia 1 Ano
Effets Secondaires Cialis Viagra [url=http://abcialisnews.com]cialis online[/url] Inhouse Phyarmacy Cialis Real Propecia Reviews
Viagra Y Salud [url=http://cheapcialisir.com]Cheap Cialis[/url] Achat Cialis Pour Femme cialis canada Priligy Dapoxetin Schweiz