Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore

Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore Jubadda Hoose,madaxda xiriirka kubbadda cagta iyo agaasimaha wasaarada isboortiga iyo dhallinyarada Jubaland, waxayna tani noqonaysaa qiimo gooni uu siiyay isboortiga Jubaland. Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta … Continue reading Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore