U bood dhigaalka

Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Oo Bogaadiyay Magacaabista Wasiir Xamsa

Sheeko:Cayaaraha

Hogganka Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga ayaa rajo weyn ka muujiyay magaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo laga sameeyay geedi socodka iyo horomarka ciyaaraha Soomaaliya.

Geesta kale Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya kaga mahad celiyay magacaabista Wasiir Xamse ee Wasaada Ciyaaraha Iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo intaa ku daray  in Wasiir Xamse ay sugayaan in la dar dar geliyo guulaha ciyaaraha Wadanka.

Daawo Aragtida Garowe Ee Wasiir Xamse Saciid Xamsa

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle