U bood dhigaalka

Xisbiga Wadajir “Golaha Adeegga Garsoorka Ay Magacabeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Dhacday Waa Tillaabo Kale Oo Muujinaysa In Lagu Tuntay Dastuurka Dalka”

Sheeko:Baarlamaanka

Xisbiga Wadajir Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay Magacaabista XubnahaGolaha adeega Garsoorka in uu yahay mid  sharci darida ah oo aan waafaqsaneen Dastuurka Dalka.

Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Xisbiga Wadajir

Sidoo kale Qoraalka ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in Xukuumad heysata Kalsoonida Baarlamaanka ayaa awood u leh inay soo jeediyaan.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan War Saxaafadeedka Ka Soo Baxay Xisbiga Wadajir

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2646396245688672/

Goobjoog News