U bood dhigaalka

Xoghayihii Hore Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Geeriyooday

Sheeko:Amniga
Waxaa goordhaw geeriyooday xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Colin Powell ayaa goordhaw u geeriyooday xanuunka corona Virus.
Colin Luther Powell , oo ahaa jeneraal afar-xiddigle hawlgab ah ayaa 2001 illaa 2005 , wuxuu ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee 65-aad ee Mareykanka , wuxuu geeriyooday isagoo 84 jir ah.
Mr Colin ayaa 1958, ku biiray ciidamada dowladda Mareykanka, isagoo dalal dhowr ah kaga qeyb galay howl gallo fara badan.
Goobjoog News