• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Saturday, April 10, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland

    Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

    Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

    Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

    Xalane oo aan La Xaadirin

    Xalane oo aan La Xaadirin

    Djibouti: Geelle oo Guuleystay Markii 5-aad

    Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad

    Ururada Bulshada Rayidka Oo Walaac Ka Muujiyay Isamari-waaga Doorashada

  • Warbixinno

    Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye

    Amnesty International oo Qoraal Ka Sameysay Xariggii Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye

    Somalia: Amnesty International oo Warbixin Kasoo Saartay Dilalka, Caburinta Saxaafadda iyo Haweenka

    Dowladda Soomaaliya Ma Xakameyn Karto Hubkeeda, Suuqyada Ayaa Lagu iibiyaa, UN-ka

    Warbixin: Sicirka Hubka oo 100% Sare u Kac Sameeyey, Akhriso Noocyadiisa!

    Khasaaraha Soomaaliya Kasoo Gaaray Covid 19 oo Lagu Qiyaasay $186 Milyan iyo Kobacii oo hoos u tagay 1.5%.

    Farmaajo oo Afisyooni Kula Kulmaya Deni iyo Madoobe, Mahaddeede Waxaa Leh Beesha Caalamka

    Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada

    Wax Ka Ogoow Shirka Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo C6+

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

      Maamulka Puntland oo Go’aanno Kasoo Saaray Xakameynta Sicirka Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Xogta Goobjoog: Wax Ka Baro Tirada, Mushaarka Iyo Shaqada Xildhibaannada 6-da Maamul Ee Soomaaliya

      September 4, 2017
      in Baarlamaanka, Gobalada, Wararka Dalka, Warbixin Gaar ah
      Reading Time: 3 mins read
      Xogta Goobjoog: Wax Ka Baro Tirada, Mushaarka Iyo Shaqada Xildhibaannada 6-da Maamul Ee Soomaaliya
      Share on FacebookShare on Twitter

      Soomaaliya waa dal u diyaarsan nidaam federaal ah, 6 maamul ayaa hadda rasmi u dhisan marka lagu daro Somaliland, maamulladaasi waxaa u dhameystiran golayaashii sharci dejinta ee heer maamul, tirada guud ee Xildhibaannada Soomaaliya waxaa ay gaarayaan 1,002, halka lacagta ku baxeyso sanadkii mushaar ahaan ay gaareyso  $6,029, 200 oo mushaar u ah xildhibaannada maamul goboleedyada  iyo $11, 844,000 oo Xildhibaannada federaalka ah, waxaa kale oo xusid mudan in marka laga reebo maamulka Somaliland iyo kuwa federaalka ah ay dowladda Soomaaliya ugu talo-gashay maamulladaasi miisaaniyad sanadeed dhan  illaa $10.9 Milyan!!

      Maamul goboleedyada dowladda federaalka ah ee 5-ta ah iyo Somaliland marka la isku daro Xildhibaannada waxaa  ay tiro ahaan gaarayaan 641, Haddii aan sii kala saarno waa sidan:

       Somaliland: 164 Xildhibaan oo labada aqal ah, Koonfur Galbeed: 149 Xildhibaan, Puntland: 66 Xildhibaan,  Jubbaland: 75 Xildhibaan, Galmudug: 89 Xildhibaan, HirShabelle: 98, waxaa intaasi dheer 329 Xildhibaan oo baarlamaanka federaalka ah iyo 32 Xildhibaan oo matalaya baarlamaanka aan la aqoonsaneen ee Khaatumo State, taasi oo tirada guud ka dhigeysa: 1,002 Xildhibaan.

      Baaritaan ay sameysay Goobjoog News waxaan ku ogaannay lacagta mushaar ahaan u qaataan dhammaan Xildhibaannadan maamul goboleedyada iyo xitaa Federaalka.

      Xildhibaannada Puntland waxaa ay bishii  qaataan $1,500, Xildhibaannada Jubbaland, Galmudug iyo  HirShabelle min $1,000 halka Xildhibaannada Koonfur Galbeed ay gunno u helaan bishii $700.

      Xildhibaannada labada aqal ee Somaliland waxaa ay mushaar ahaan u helaan bishii $2,000 halka baarlamaanka federaalka ah Xildhibaannadiisa 329-ka ah ay mushaar ahaan bishii u helaan $3,000 oo aaney gunno iyo fadhiyada caadiga ah ku jirin, Xildhibaannada federaalka waxaa mushaar ahaan sanadkii ku baxda $11, 844,000.

      Sida aan kor ku sheegnay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee maamul goboleedyada ugu talo-gashay sanadkan 2017-ka waa  $10,970,000 oo ay u kala helaan:  Puntland: $4,675,000, Jubbaland: $2,695,000, South West iyo Galmudug: min $1,425,000 halka Hirshabeelle loo qoondeeyay: $750,000, Somaliland kuma jiro qoondada aan sheegnay!

      Xildhibaannada maamul goboleedyada waxaa ay kuu sheegayaan arrimo la yaab leh oo mushaaraadka iyo gunnooyinka ku saabsan, marka laga soo tago Somaliland iyo Puntland inta kale Xildhibaannada waa lagu dhibaa mushaarka bil kasta.

      Xildhibaan Koonfur Galbeed ka tirsan waxaa uu ku dhaartay in sanadkan aaney arag wax mushaar ah, horayna loogu dhibi jiray, mid Hirshabeelle ah waxaa uu ku doodey in Cosoble u tureen mushaar la’aan.

      Caqabadaha Xildhibaannada:

      Marka laga soo tago mushaarka, waxaa jira arrimo badan oo baarlamaannada maamul goboleedyada ay ku guul-dareysteen waxaa ka mid ah:

      Ma jirto wada Shaqeyn: Sida ay noo xaqiijyeen dhammaan Xildhibaannada maamul goboleedyada, ma jiro wax wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya Xildhibaannada, isma yaqaanaan, isma booqdaan, ismana daneeyaan!!

      Federaalka Maba Fahamsana: Xildhibaannada oo la rabay in ay wax badan ka qabtaan tusaale ahaan sharciyadii federaalka ee maamul goboleedka ee la jaan-qaadi lahaa kuwa dowladda federaalka ah weli uma diyaarsana, uma tababarna, mana jirto hey’ad diyaar u ah in ay ka caawiyaan!!

      Dadka Ma Matalaan: Xildhibaannadan waxaa ay aheyd in ay matalaan deegaannada maamul goboleedka laakin qaarkood caasimadda maamul goboleedka inay joogaan ayaa ku dhib ah, shaqada ugu badan waa mooshin iyo mushaar raadis!!

      Dad khubaro xagga dhaqaalaha ah waxaa ay qabaan in ay aad u yar tahay qoondada miisaaniyadda dowladda federaalka ah ugu talo-gashay maamul goboleedyada, taasi ay keeni karto in maamulladaasi oo mushaar iyo horumar raadis ah ay hoos tagaan dowlado kale, sida arrinta Imaaraadka!!

      Su’aalaha ugu muhiimsan ee illaa iyo hadda aan jawaabaha loo heyn waxaa ka mid ah: Ma loo baahnaa tirada intaa la eg? Ka waran haddii ay deeq-bixiyeyaasha joojiyaan lacagaha ku baxo?  Maxay u dhameystiri la’yihiin howlaha federaalka ah sida dastuurka, garsoorka, Kheyraadka, Xuduudaha iyo arrimo badan oo muhiim u ah hirgelinta nidaam federaal ah oo xalaal ah.

      W/D: Cabdi Caziz Gurbiye, 

      Goobjoog News

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Galmudug: Maxaabiista Xukun Sugayaasha Ah Oo Maxkamad Lasoo Taagayo

      Next Post

      Wasiir Xoosh Oo Sheegay In Wasaaraddiisa Ay Wax Badan Qabatay

      WARAR DHEERAAD AH

      amaanka

      Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

      April 10, 2021
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud
      amaanka

      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      April 10, 2021
      Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo
      amaanka

      Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

      April 10, 2021
      Xalane oo aan La Xaadirin
      amaanka

      Xalane oo aan La Xaadirin

      April 10, 2021
      Djibouti: Geelle oo Guuleystay Markii 5-aad
      amaanka

      Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad

      April 10, 2021
      Ururada Bulshada Rayidka Oo Walaac Ka Muujiyay Isamari-waaga Doorashada
      amaanka

      Ururada Bulshada Rayidka Oo Walaac Ka Muujiyay Isamari-waaga Doorashada

      April 9, 2021
      Load More
      Next Post
      Maxaa u Qabsoomay Wasaaradda Dastuurka Labadii Bil Ee Lasoo Dhaafay?

      Wasiir Xoosh Oo Sheegay In Wasaaraddiisa Ay Wax Badan Qabatay

      Maxaa Kusoo Kordhay Doorashada Kenya?

      Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyey

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

      April 10, 2021

      Maamulka madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo...

      Xalane oo aan La Xaadirin

      Xalane oo aan La Xaadirin

      April 10, 2021
      Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye

      Amnesty International oo Qoraal Ka Sameysay Xariggii Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye

      April 8, 2021
      Somalia: Amnesty International oo Warbixin Kasoo Saartay Dilalka, Caburinta Saxaafadda iyo Haweenka

      Somalia: Amnesty International oo Warbixin Kasoo Saartay Dilalka, Caburinta Saxaafadda iyo Haweenka

      April 8, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021
      Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada

      Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada

      March 29, 2021
      Farmaajo iyo Puntland oo Isku Qabtay Shir Labaduba Marti Ku Yihiin

      Farmaajo iyo Puntland oo Isku Qabtay Shir Labaduba Marti Ku Yihiin

      April 2, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

      April 10, 2021
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      April 10, 2021
      Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

      Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo

      April 10, 2021
      Xalane oo aan La Xaadirin

      Xalane oo aan La Xaadirin

      April 10, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 447,658 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW