Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen maanta gobolka Shabeellada hoose ay ku soo qabteen labo sarkaal oo katrasan A lshabab.
Howlgalkaan aya waxaa uu si gaar ah uga dhacay deegaann ada Galhareeri,Cumar Beere, Maguurto Baalgure,kuwaas oo dhaca gobolka oo ciidamadu ay howlagglo ka wadaan.
Sidoo kale waxaa ay sheegay saraakiisha ciidamada in raggaan la qabtay ay Al-shabab ay u qaabilsanaayeen uruurinta lacagaha  waxaana ay magacayadooda ay ku sheegeen Siidow Mayow Xaaji iyo Isxaaq.
Goobjoog News