Xoogga Dalka oo Sheegay In Ay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Alshabab

Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab oo howlgallo kawada gobolka Shabeellada hoose, ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen lagu  qabtay sarkaal ka tirsan Alshabab.

Howlgalkaan ayaa waxaa uu si gaar ah wuxuu uga dhacay deegaanka Wanlaweyn, iyagoo xusay in ay gacanta ay ku dhigeen Maxamuud Maxamed Sheekh Cali oo ahaa madaxii dilalka qorsheysan Al-shabab ee gobolka.

Saraakiisha oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka ciidamada xoogga, ayaa sido kale sheegay in sarkaalka laga warhaayey xogtiisa xiligii uu eerarku dhacayey

Ciidamada xoogga dalka oo labadii maalin eetagay howlgallo amiga laguu xaqiijnayo kawaday gobolka ayaa gaaray deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka, kuwaas oo ay ku sugnaayeen Al-shabab

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW