U bood dhigaalka

Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka socda Xukuumadda iyo Xubnaha Mucaaradka u saartay khalalaasihii iyo shaqaaqooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka Muqdisho ku dhex maray .

Rooble ayaa guddigan oo ka koobaan illa iyo 11 xubnood ayaa ka shaqeyn doona sidoo kale sidii ciidamada ka gadooday mudda kordhinta dib loogu celin lahaa Xeryaha ciidamada .

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga