U bood dhigaalka

Yaa Soo Gudbiyey 67 Xubin ee Ka Tirsanaa Guddiyada Doorashada ee Lagu Muransanaa

Sheeko:Amniga

Ergada uu Rooble u saaray xalinta guddiyadii lagu muransanaa waxaa soo gaaray 67 xubin oo lagu eedeeyey (1). Iney yihiin ciidamo (2). Iney ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda (3). Iney taageero u yihiin Farmaajo.

Kooxdan oo ka kala tirsan FIAT iyo SIAT, waxaa gudbiyey Midowga musharaxiinta iyo labada xafiis ee baarlamaanka sida guddoonada aqalka sare iyo golaha shacabka.