U bood dhigaalka

“YouTube” oo Muuqaallada Lagu Daawan Karo Internet La’aan 125 Dowladood.. Soomaaliya oo Kasoo Dhex Muuqatay

 

Barta caanka ah ee muuqaallada “YouTube” ayaa ku dhawaaqday iney soo kordhisay adeeg cusub oo la yiraahdo “YouTube Go” oo kuu suurtagelinaya inaad muuqaallada daawato iyadoo aan Internet kuu xiriirsaneyn, waxaana hadda adeeggan laga hirgeliyay 125 dowladood oo daafaha kala duwan ee dunida ka kala tirsan.

Shirkadda Google ee leh milkiyadda “YouTube” ayaa danta ay adeeggan cusub ka leedahay uu yahay in loogu adeego suuqyada soo koraya ee xawaaraha Intenet-koodu uu hooseeyo, si ay dadbadani u adeegsadaan shabakadeedda.

Shuruudo qaar ayaase ku xiran adeeggan muuqaal kalama soo degi kartir illaa inaad isticmaasho App mobile Smartphone ah mooyaane, meelkalana muuqaaladaa lagalama soo degi karo.

Muuqaalada offline-ka lagu daawanayo mudadoodu kama badan karto 48 saacadood waa marka aad ku darsato liiska aad offline-ka ku daawanayso ee internet la’aaanta ah.

Adeeggan markii dowladda aad joogto uu u furan yahay badhanka “Like” agtiisa ayaad ku arki doontaa calaamad download, taas oo kuu ogolaanaysa inaad muuqaalka daawato xilli kale oo markii uu internet-ku hawada ka  maqan yahay ay kuu suurtogaleyso inaad daawato.

Si kastaba, waxaa nasiib wanaag ah in dalkeennu ku jiro dalalka 125 dal ee loo ogolaaday iney internet la’aan daawan karaan muuqaallada YouTube.

Dowladaha loo ogolyahay adeeggan YouTube Go 

  1. Afghanistan
  2. Algeria
  3. Angola
  4. Antarctica
  5. Armenia
  6. Azerbaijan
  7. Bahrain
  8. Bangladesh
  9. Benin
  10. Bhutan
  11. Botswana
  12. Bouvet Island
  13. British Indian Ocean Territory
  14. Brunei
  15. Burkina Faso
  16. Burundi
  17. Côte d’Ivoire
  18. Cambodia
  19. Cameroon
  20. Cape Verde
  21. Central African Republic
  22. Chad
  23. Comoros
  24. Cook Islands
  25. Democratic Republic of the Congo
  26. Djibouti
  27. Egypt
  28. Equatorial Guinea
  29. Eritrea
  30. Ethiopia
  31. Federated States of Micronesia
  32. Fiji
  33. French Guiana
  34. French Polynesia
  35. Gabon
  36. Georgia
  37. Ghana
  38. Grenada
  39. Guam
  40. Guinea
  41. Guinea-Bissau
  42. India
  43. Indonesia
  44. Iran
  45. Iraq
  46. Israel
  47. Jordan
  48. Kenya
  49. Kiribati
  50. Kuwait
  51. Kyrgyzstan
  52. Laos
  53. Lebanon
  54. Lesotho
  55. Liberia
  56. Libya
  57. Macau
  58. Madagascar
  59. Malawi
  60. Malaysia
  61. Maldives
  62. Mali
  63. Marshall Islands
  64. Mauritania
  65. Mauritius
  66. Mayotte
  67. Moldova
  68. Mongolia
  69. Morocco
  70. Mozambique
  71. Myanmar (Burma)
  72. Namibia
  73. Nauru
  74. Nepal
  75. New Caledonia
  76. Niger
  77. Nigeria
  78. Northern Mariana Islands
  79. Oman
  80. Pakistan
  81. Palau
  82. Palestine
  83. Papua New Guinea
  84. Philippines
  85. Qatar
  86. Republic of the Congo
  87. Reunion
  88. Rwanda
  89. São Tomé and Príncipe
  90. Saint Helena
  91. Saint Pierre and Miquelon
  92. Samoa
  93. Saudi Arabia
  94. Senegal
  95. Seychelles
  96. Sierra Leone
  97. Slovakia
  98. Solomon Islands
  99. Somalia
  100. South Africa
  101. South Sudan
  102. Sri Lanka
  103. Sudan
  104. Svalbard and Jan Mayen
  105. Swaziland
  106. Tajikistan
  107. Tanzania
  108. Thailand
  109. The Gambia
  110. Timor-Leste
  111. Togo
  112. Tonga
  113. Tunisia
  114. Turkey
  115. Turkmenistan
  116. Tuvalu
  117. Uganda
  118. United Arab Emirates
  119. Uzbekistan
  120. Vanuatu
  121. Vietnam
  122. Western Sahara
  123. Yemen
  124. Zambia
  125. Zimbabwe

Goobjoog News