Yuu-Cali Oo Sheegay In Uu Ku Daysado Macallin Zidane

Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo ah tababraha kooxda Dekedda horayna usoo noqday ciyaaryahan heer koox ilaa heer qaran ayaa guul waaweyn ka gaaray dhinaca kubbadda cagta,Yuu waqtigiisa macallinimo waxa uu ku guulaystay shan jeer oo horyaalka Soomaaliya iyo 2 jeer oo Somali Super Cup,isagoo u kala qaaday kooxaha kala ah Elman iyo Dekedda,inkastoo Dekedda u … Continue reading Yuu-Cali Oo Sheegay In Uu Ku Daysado Macallin Zidane