Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) Oo Loo Magaacabay Guddoomiyaha Kumeel Gaarka Ah Ee Kooxda Dekeddaha

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Axmed Maxamed Maxamuud (Washington) ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Guddoomiye ku meel gaar loo magacaabay tabaabraha kooxda kubbadda cagta Dekedda Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali),ka dib markii xilkii guddoomiynimo ee kooxdaas uu iska casilay guddoomiyihii hore mudane Cabdullaahi Faarax Cusmaan. “Sababta aan xilkan ugu Magacaabay Macallin Yuu-Cali … Continue reading Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) Oo Loo Magaacabay Guddoomiyaha Kumeel Gaarka Ah Ee Kooxda Dekeddaha