Yuusuf Xuseen Jimcaale “Amni Xumo Darteed Dowladdu Waxay Waddooyinka Muqdisho Ku Kala Xertay Dhagaxaan Iyo Ganjeelo”

Gudoomiyii hore Gobolka Banaadir ahnaa duqii Magaalada muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog waxa uu sheegay in Dowladda amni xumo darteed ay Waddooyinka caasimada ku kala xertay dhagaxaan iyo ganjeelo dhibna badan ay ku qabaan shacabka dena Banaadir.

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysi Uu Guudoomiye Yuusuf Siiyay Goobjoog

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW