Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo oo qodobo xasaasi ah lagu soo qaatay, C/weli iyo Raaxa Maxamed ayaa soo jeedinaaya, waxaana sidoo kale ku dhex jira barnaamijka xubnihii joogtada ahaa ee Ciyaaraha iyo Ganacsiga.
Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.
Goobjoog News