Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhowr ah lagu soo qaatay
Sheeko:Dalka
Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog maanta oo Talaada ah, waxaana Barnaamijka aynu kusoo qaadan donno qodobo isugu jira Warar iyo Wareysiyo.
Barnaamika waxaa daadihinaaya Maxamed Salaad Cismaan iyo Raaxa Maxamed, waxaana sidoo kale ka marneen xubnaha Ganacsiga iyo Ciyaarihii.
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo dhamestiran
Goobjoog News