U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm

Oktoobar 25, 2014

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana ku maqli doontaan warar iyo wareysiyo.

Barnaamijkeena waxaa daadihinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi .

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Goobjoog News