U bood dhigaalka

Shirka looga hadlayo Burcad Badeeda Soomaalida oo maanta war-murtiyeed laga soo saari doono (Dhageyso Wareysi)

Oktoobar 30, 2014

Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shir balaaran oo looga hadlaayay arimaha ku saabsan Burcad Badeeda Soomaalida, waxaana lasoo saarayaa War-murtiyeed.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Gal-mudug State Injineer Xasan Cabdulqaadir Ruush oo Goobjoog u waramay ayaa sheegay in arimaha ugu weyn ee diiradda la saaray ay tahay sidii loo xakameyn lahaa Bur Cad Badeeda iyo Arimo kale.

Halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga.

Goobjoog News