U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm

Nofeembar 1, 2014

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo aynu kusoo qaadan donno Warar iyo Wareysiyo, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Cabdi Weli Jaamac.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Goobjoog News