Shirka Caalamiga ah ee TEDx oo Ka Furmay Muqdisho (Sawirro) Sheeko:Dalka Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmey shirweynaha caalamiga ah ee TEDx kaasi oo la’isku dhaafsado aragtiyada waxgalka ah oo inta badan laga dhagaysto dadka bulshada waxtarka u ah ama wax… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin:- Gudoomiye Muungaab iyo Nicholas Kay oo Muqdisho ku kulmay (Dhageysi iyo Sawiro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta dowladda Hoose kulan ku yeeshay Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii ciidamada ilaalada xarunta golaha shacabka oo la bedalay Xilli Seddax maalin oo uu fashil iyo buuq ku soo dhamaaday kulankii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana warar ay heshay Goobjoog FM waxay sheegayayaan in la bedalay Taliyahii ciidamada ilaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Muungaab iyo Nicholas Kay oo kulan ku leh xarunta dad dhigista ee Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa haatan waxay kulan ku leeyihiin Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Nool Baladweyn oo Ka Cabanaya Daryeel La’aan Maamulka Kaga Timid (Dhageyso) Qaar ka mid ah qoysaskii kasoo barokacay fatahaadihii ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa sheegey in ay aanan lasoo gaarsiinin gargaarkii loogu talogalay barokacayaasha. Mid ka mid ah dadka barokacay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah, Munasar Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareekanka oo digniin kale u diray muwaadiniintiisa joogta Jabuuti iyo kuwa doonaya in halkaasi u safraan Wasaaradda arrimaha dibada ee Mareykanka ayaa dib usoo cusbooneysiisay digniin ay horey ugu soo jeedisay muwaadiniinteeda u safra wadanka Djibouti. Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay iney heleyso warbixino tilmaamaya ineydhicikarto qataro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali lala xiriirinaayo in ay xiriir la leeyihiin Ururka Daacish oo lagu xiray dalka Maraykanka Cabdi Nuur iyo Cabdullaahi Yuusuf oo ah wiilal dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa lagu xirey dalka Maraykanka, kadib markii lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta Suuriya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo beesha caalamka ka dalbatay fara gelinta khilaadka madaxda dowladda Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday beesha caalamka in ay soo fara geliso khilaafka xilligaan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxweyne ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi soo wajahday shaqaalaha dowladda Kenya ee ku sugan degmada Mandhera (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in wal wal xoogan uu soo wajahay shaqaalaha dowladda Kenya ee ku sugan degmadaasi. Dhamaan shaqaalihii halkaasi…