Rag lagu tuhmayo Al-shabaab oo la horkeeni doono Maxkamada ciidamada maamulka Jubba (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maxkamada ciidamada maamulka Jubba ayaa sheegtay in dhawaan ay cadaaladda horkeeni doonaan rag ay ku sheegeen in ay ka mid yihiin Al-shabaab, kuwaa oo dhawaan ay kusoo qabteen howlgalo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas ku go’doonsan duleedka degmada Baardheere oo wabiga Jubba ku fatahay (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan, in duleedka degmadaasi ay ku go’doonsan yihiin kumanaan qoys ka dib fatahaad uu halkaasi ka sameeyay Wabiga Jubba. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya oo howlgal ka wada degmada Mandheera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya Ciidamada amaanka ee dowladda Kenya ayaa maanta waxa ay howlgal culus ka wadaan degmada Mandheere ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo shalay Al-shabaab dad shacab ah ku laayeen. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo Jabuuti kula kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan (Sawiro) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin magaalada Jabuuti ayaa saakay ka qeybgalay Munaasabad lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulidda deegaanka Jaziira oo la is ku haysto (Dhageyso) Waxaa soo baxaya muran xoogan oo ka taagan cidii maamuli lahayd deegaanka Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii la sheegay in dadka deegaanka ay ku jahwareereen halka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul cusub oo loo magacaabay deegaano hoostaga maamulka Ximan iyo Xeeb Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa maamulo u Magacabay degaano hoos taga Maamulkaasi ka dib socdaal xubno ka tirsan Maamulkaasi ay ku tageen deganada Gobolka Galgaduud. Waxaa maalmahaan dambe socdaal ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR-BIXIN:- laamiyadda Muqdisho Hadii ay dhiseen Ajaaniib, nadiifintooda ma iyaga ayaan ka sugnaa? (Dhageyso) Dalkastaa oo ku yaala dunidaan waxaa hor mariyada dadkiisa oo kaashanaya dowladiisa, waxaana markaasi soo baxa dalka bilicda uu leeyahay. Muqdisho waa caasimadda dalka, waxaana jiray dhawaan wadooyin ay dhistay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Baydhabo oo Dib Hawada ugu Soo Laabatay Waxaa dib hawada ugu soo laabtay isgaarsiinta magaalada Baydhabo taasi oo saacado badan hawada ka maqneyd kadib markii dagaalo ay ka dhaceen inta u dhaxaysa Baydhabo iyo Wanla Weyn. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Jubba oo Ka Hadlay Xukun Dil Ah oo Maanta Maxkamada Fulisey Gudoomiyaha maxkamadda ciidamada Jubba Sheekh Xassan Ibraahim Isxaaq oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in xukun dil ah oo maanta ay maxkamadda fulisey ayaa sheegey in xukunkaasi uu ahaa mid…