Buugaag ay qoreen qorayaal da’yar waxne kusoo bartay dalka dibadiisa oo Muqdisho lagu soo bandhigay (Dhageyso) Sheeko:Dalka Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigay Buugaag ay qoreen dhalinyaro Soomaaliyeed oo da’yar kuwaa oo wax kusoo bartay dalka Dibadiisa. Bandhigan lagu soo bandhigayay Buugaagtaan waxa ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cabdi Kariin Jiir oo ka sheekeeyay taariikhda Allaha u naxariistee Jilaa Ilkacase (Dhageyso) Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jilaagii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase oo dalka iyo dibaddaba aad looga yaqaanay. Hadaba Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kaxda oo sheegay in Roobkii dhawaan Muqdisho ka da’ay uu saameeyay barakacayaal ku sugan degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in roobkii dhawaan ka da’ay magaalada Muqdisho uu saameyn xoogan ku yeeshay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM, dhageysi wacan Goobjoog FM
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Dhiirogaliyey Maalgashiga (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deegaanada Galmudug, isagoo xusey in fursado badan oo laga macaashi karo uu gobolka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeed Kasoo Baxay Dowladda Puntland oo Ku Saabsan Khilaafka u Dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka Warbaahinta Goobjoog ayaa heshay War Murtiyeedka dowladda Puntland uga hadleyso khilaafka hay’adaha dastuuriga ee dowladda. War Murtiyeedkan oo ka kooban todobo qodob halkan ka dhageyso, Kana akhriso …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buri’ Hamza oo ku booriyay Waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Safaaradaha inay xoojiyaan howlaha qaranka ay u hayaan . [huge_it_slider id=”69″] Mogadishu,November 21,2014 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ku booriyay agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Safiirada Soomaaliya inay dardar geliyaan howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in uu dhintay Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ka mid ahaa Majaajiliistayaasha Soomaaliyeed. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa ku geeriyooday hoygiisa ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah,Kowthar Cabdiraxmaan Cilmi iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax lala eegtay Leerar cad-ceeda ku shaqeeya oo ku yaalay magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi Laba qarax lala eegtay Nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, kuwaa oo dhawaan halkaasi lagu muday. Mid ka mid…