Gudoomiye Jawaari “Ma yeelayo umana dulqaadanayo buuq, wareer iyo is hortaag shaqada Baarlamaanka” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho ayaa sheegay in mar dambe aan loo dul qaadan doonin buuq iyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigii la socday oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii la socday ee ku maqnaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo maanta u amba baxay dalka Jabuuti Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Gudoomiyaha ayaa inta aanu bixin kahor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xassan Sheekh oo Mar Kale Sheegey in uu Musharax Yahay 2016-ka Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markale sheegey in uu yahay musharax u taagan doorashooyinka madaxnimo ee dhacaya 2016-ka. Wuxuu la hadlay wakaaladda wararka Reuters waxyar kadib markii uu dhamaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Soomaaliya Kala Mid Noqdey Dhawris La’aanta Xuquuqda Carruurta Iyada oo shalay meelo kala duwan oo adduunka laga xusey maalinta daryeelka carruurta, meelahaasi waxaa ka mid ahaa Soomaaliya oo la sheego in ay ka mid tahay meelaha ugu liita…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob xalay ka da’ay Muqdisho iyo wadooyin badan oo jarmay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa habeenkii xalay ahaa ka da’ay roob xoogan, kaa oo sababay in ay jarmaan wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Roobka ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM oo ay idiin tabinayaan Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne oo balan qaaday in ay gacanta kusoo dhigayaan ragii kufsaday Haween duleedka magaaladaasi marayay (Dhageyso) Guddoomiyaha magaalada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafow ayaa ballan qaaday soo qabashada raggii ka dambeeyay haween lagu kufsaday duleedka magaaladaasi, isaga oo sheegay in cadaaladda la hor keeni doono. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo maanta ku beegan iyo xuska maalintaan oo meelo badan looga diyaar Garoobay (Dhageyso) Maanta waa 21-ka Novembar waxayna ku beegan tahay maanta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso. 21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Sheegay in ay ka tanaasuleen mooshinkii laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka tanaasuleed mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow oo ka mid ahaa xildhibaanadii…