Degmada Dhuusamareeb oo laga bilaabay bixinta Leysinka Darawalnimada iyo warqadaha cadeynta lahaanshiyaha gaadiidka (Dhageyso) Sheeko:Dalka Degmada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobalka Gal-gaduud ayaa markii ugu horeysay 23-sano ka dib laga bilaabay bixinta Leesinka Darawalnimada iyo warqadaha cadeynta lahaanshiyaha gaadiidka. Bixinta Leesinka iyo warqadaha lahaanshiyaha gaadiidka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo fariin u diray maamulka Gobalka Banaadir (Dhageyso) Ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa maamulka gobalka Banaadir ka dalbaday inuu xil iska saaro ilaalinta hantida dadka shacabka ah ee suuqaasi ku ganacsada. Mid ka mid ah ganacsatadaasi ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug oo soo dhaweeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan (Dhageyso) Maamulka Gal-mudug State ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Sedaxda gobal ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ka dib doorasho ay sameeyeen ergadii ku shirsaneyn magaalada Baydhaba. Madaxweyne ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Iskaashatooyinka Muqdisho iyo Wasaaradda Hawlaha Guud (Dhageyso) Kulan balaraan oo ay maanta yeesheen iskaashatooyinka Muqdisho iyo Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dhawri lahaa xuquuqda shaqaalaha muruqooda ku shaqaysta iyo sidii looga shaqayn lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay shirka maanta ka furmay Copenhagen Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay shirka maanta ka furmay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, kaa oo looga hadlayo hiigsiga 2016.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyo Siyaasadeed oo ku bahoobay Muqdisho, sheegeyna in ay isu diyaarinayaan doorashada 2016 Illaa 7 xisbi siyaasadeed ayaa maanta ku dhawaaqey gole ay ku mideysanyihiin kaasi oo loogu magacdaray Golaha Isu Taga Xisbiyadda Siyaasadeed, waxaana guddoomiye loogu doortey halkaasi Cabdullaahi Sheekh Xassan. Afayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo soo dhaweysey doorashada Koonfur Galbeed Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha Midoowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sadiiq ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegey in uu taageerayo doorashadii ka dhacday Baydhabo ee hogaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Shirkii Copenhagen oo goor dhaw furmay (Sawiro) Wararka naga soo gaaraya magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa sheegaya in halkaasi uu ka furmay shirkii la sugaayay ee looga hadlaayay hiigsiga 2016-ka. Furitaanka shirkaan waxaa lasoo sheegayaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 28 Degmo oo Soomaaliya ka tirsan oo La La’yahay dariiq gargaar Loo Mariyo Sida ku cad warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey, illaa 6 degmo oo Soomaaliya ka tirsan ayay aad u saameeyeen abaarta dalka ka jirta. Gobolka Gedo boqolkiiba %70 dadka degen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wariye Cabdirisaaq Silver oo maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo (Sawiro) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaa m,aanta lagu aasay Allah u naxariistee Meydka Wariye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver oo xalay rag hubeysan ku dileen waqooyiga magaaladaasi. Aaska wariyaha waxaa…