Ajandaha shirka maanta ka furmi doona magaalada Copenhegan ee dalka Denmark Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ka furmi doona shir looga hadlayo hiigsiga 2016, waxaana soo qaban qaabisay dowladda Denmark. Hadaba Akhristayaal waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Ajandaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay oo ku booriyay dowladda Federaalka iyo saaxiibadeeda caalamka inay diiradda saaraan ka miradhalinta faa’idooyinka Hiigsiga Cusub Qoraal kooban oo uu soo saaray Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa dowladda Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamka waxa uu ugu baaqay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Baydhaba ee lagu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, taa oo loogu doortay Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu noqdo hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shariif Xasan, kuna bogaadiyay in la saxo wixii ka dhiman dhameystirka Koonfur Galbeed Copenhagen 19 November 2014 – Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu soo dhaweeyayaa dhismaha maamulka dawlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya. Wuxuu hambalyo iyo bogaaadin u diraayaa Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Copenhagen oo maanta la filayo in uu furmo Waxaa maanta oo taariikhda ku beegan tahay 19 November 2014, la filaayaa in magaalada Copenhagen uu ka furmo shir looga hadlayo Hiigsiga 2016 kaa oo ay soo qaban qaabisay dowladda…
8 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Gaar Ah: Sooyaalka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya Waa Maxay New Deal ama Hiigsiga Cusub? Waxaa lagu sheegay “ New Deal for Somalia” ama Hiigsiga Cusub ee 2016-da in ujeedadiisu ay tahay labo arin: In indhaha Beesha caalamka oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Wariye lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug (Dhageyso) Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug lagu dilay Allaha u naxariisteen Wariye Cabdirisaaq Cali Silver oo ka mid ah saxafiyiinta ka howlgasha magaalada Gaalkacyo. Dilka wariyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeen Cali Seeko “Shacabka degan Muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ay ceebta naga dhaqaan oo aysan dhicin qof dad dhibaateeya misane baxsada” (Dhageyso) Maamulka Gobalka Banaadir ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay ka dalbadeen in ay kala shaqeeyaan amaanka guud ee gobalka, iyo sidoo kale in la qabto cid walba oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Afaraale oo dowladda usoo jeediyay in ay ka shaqeyso mideynta siyaasiinta Baydhabo (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay inay ka shaqeyso mideynta siyaasiyiinta Baydhabo oo qaarkood aragti ahaan aad u kala fog. Xildhibaan Maxamed Afaraale ayaa sheegay…