Maamulka degmada Buur Hakaba oo ka hadlay weerar ka dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buur Hakaba ee gobalka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay weerar rag ay sheegeen inay ka mid yihiin Al-shabaab ku qaadeen suuqa xoolaha ee degmadaasi. Xuseen Maxamed Cali… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Rooboow “Ma sahalana in xilligaan la’isu dhafo ciidamada Jubba iyo kuwa dowladda” (Dhageyso) Shariif Xuseen Rooboow oo ah qabiir dhanka amaanka ah ayaa sheegay in xilligaan aysan sahlaneen in la’isku dhafo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka KMG ee Jubba, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay Idaacad muddo badan si qarsoodi ah uga shaqeynaysay Hargeysa Ciidamada maamulka Somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen Idaacad lagu magacaabo Baadigoob, taas oo muddo Shan Bil ah si dhuumasho ah uga shaqeyneysay gudaha magaalada Hargeysa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Cali Maxamed Yusuf oo Isna Maanta Loo Doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shir ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa maanta Cali Maxamed Yusuf ( Cali Shukur) loogu doortay inuu noqdo Madaxweyne saddexda gobol. Arintan ayaa timid, wax yar kadib markii isla maanta magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xassan oo la xaqiijiyey in uu Baydhabo joogo, mana jirto in uu aaday Copenhagen Goobjoog News ayaa xaqiijisey in Shariif Xassan Sheekh Aadan uu ku suganyahay magaalada Baydhabo oo maanta loogu doortey madaxweynaha Koonfur Galbeed. Waxaa jirey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska nabadgalayada waddooyinka Muqdisho oo sheegey in ay dhaceen 1412 shil Taliska ciidamada nabadgalyadda waddooyinka Muqdisho ayaa shaaciyey tirakoobka shilalkii dhacay lixdii bilood ee ugu horeysey sanadka. Laga soo bilaabo bishii Janaayo illaa bishii Luuliyo sanadkani, shilalka dhacay cel celis ahaan…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taariikh Nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta loo doortey madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, hadaba maxaa laga yaqaanaa taariikh nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan?. Goobjoog News ayaa baaris iyo dabogal kadib…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sooyaalkii Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Maanta waxaa magaalada Baydhabo lagu doortey madaxweyne cusub oo uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana xilkaasi loo doortey Shariif Xassan Sheekh Aadan. Hadaba Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabin doona wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qaabkii ay u Dhacday Doorashada Baydhaba iyo Balanqaadkii Uu Sameeyay Shariif Xasan Sheekh (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta ka dhacday doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Seddaxda gobal, xilli madaxda dowladda ay ka biya diideen doorasho magaaladaasi lagu qabto. Ka…