Afar Iskuul oo maanta ku baratamay tartan aqooneedka Kedis ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Sheeko:Dalka Tartanka aqooneedka Kedis oo ay iska kaashanayaan Idaacadaha Goobjoog iyo Maandeeq, ayna taaba gelinayso Jaamacdda City ayaa maanta waxaa ku tartamay Afar Dugsi. Dugsiyadaan ayaa kala ahaa, Al-anwaar, Al-nashaat oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mootooyinka ka shaqeeya degmada Afgooye oo amar lagu siiyay in ay iska diiwaan geliyaan xarunta maamulka (Dhageyso) Maamulka degmada Afgooye ayaa ku amray dhamaan Mootooyinka ka shaqeeya degmadaasi iyo nawaaxigeeda in ay iska diiwaan geliyaan xarunta maamulkaasi ka dib markii ay sheegeen in ay caawiyaan dadka Isbaarooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay rag lala xiriirinaayo Al-shabaab, hub iyo gaadiid (Dhageyso) Wasaaradda amniga xukuumada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag ay sheegeen in ay Al-shabaab ka mid yihiin iyo sidoo kale hub iyo Laba gaari oo ay wateen. Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Jeneraal Goobaale oo isku day dil ka badbaaday Wararka ka imaanaya deegaanka Maryan-gubaay ee gobalka Shabeelaha Hoose kuna dhaw degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose waxay sheegayaan in halkaasi Qarax Miino lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayey xagjirinimada oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Turkiga (Dhageyso) Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir balaaran oo looga hadlaayay Xagjirnimada, kaa oo qaban qaabadiisa uu lahaa Ururuka La dagaalanka Qabyaaladda (ATM) Shirkaan oo daba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Shil ay ku dhinteen askar ka mid ah maamulka Jubba oo ka dhacay duleedka Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay shil sababay dhimashada iyo dhaawaca askar ka mid ah maamulka Jubba.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo dowladda Soomaaliya ka codsatay in aan la dilin Soomaali haysta dhalashada dalkaasi Sida ay faafisey warbaahinta Qaranka Finland laguna magacaabo Yle Uutiset dowladda Finland ayaa sheegtey in ay ku dadaalayso sidii nin Soomaali ah oo degenaanshaha dalkaasi heysta looga baajin lahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya, wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo Waqtiga u Kordhiyey Maraakiibta Wadamada Badan ee Xeebaha Soomaaliya ku sugan Fadhi uu yeeshey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa looga hadlay falalka burcad badeednimada ee xeebaha Soomaaliya waxayna isku raaceen in sanad kale loogu daro maraakiibta dalalka badan ka socda…