Dadkii ay xoolaha ka dhamaadeen gobolka Waqooyi Bari ee Kenya oo bilaabay tabcashada beeraha Sheeko:Dalka Dad badan oo Soomaali ah oo xoolo dhaqato ahaa kuwaasi oo abaaro dhacay ay xoolihii dhaafiyeen ayaa la sheegey in ay bilaabeen tabcashada beeraha, iyaga oo badalaya qaab nololeedkooda. “Waxaan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhawr ah kusoo qaadan donno, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Cabdiweli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qarax qasaare sababay oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa ka dhacay qarax Bam, oo waxyeelo soo gaarsiiyay dad shacab ah. Qaraxaan ayaa lagu tuuray xarunta maamulka Magaalada Kismaayo, waxaana qaraxaan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadamada warshadaha ku horumaray ee G20 oo dhimaya qarashka ku baxa lacagaha la xawilo Dowladda Australia ayaa sheegtey in ay wado qorshe ay ku hordhigeyso shirka wadamada warshadaha ku horumaray in la dhimo qarashka ku baxa lacagaha xawaaladaha la mariyo ee dadka muhaajiriinta u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli oo sheegay in khilaafka hadda jira uu horseedi karo inaan la gaarin hiigsiga 2016 (War-saxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay in lagu xaliyo wada xaajood iyo is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaxii waaxda socdaalka Garoonka Aadan Cadde oo Muqdisho lagu dilay Dableey hubaysan ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho waxay ku dileen madaxii waaxda socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Aadan cadde Maxamuud Cabdi Cadoow Dhabareey. Dableyda dilka geystay oo saarnaa gaari nooca NOHA…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa sababay in uu qabsoomi waayo kulankii baarlamaanka maanta, maxaase dhacay? (Warbixin iyo Sawiro) Xaqiijinta in uu maanta jiro kulan baarlamaanka lagu hor keenayo mooshin ka dhan ah Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh ayaa waxa ay ahayd fariin qoraale ah oo xalay taleefoonada loogu direy xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiye Jawaari oo soo xiray kulankii baarlamaanka ka dib buuq hareeyay xarunta golaha shacabka Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay goor dhaw in uu xiran yahay ilaa amar dambe kulankii maanta ee ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka. Gudoomiyaha oo Laba jeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay xarunta golaha shacabka oo xildhibaano badan ku buuqayaan Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka jira sawaxan xoogan, iyadoo xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ay halkaasi ku yeerinaya uuna la socdo buuq xoogan. Saaka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gaari uu la socday xildhibaan dalxa oo lagu weeraray magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday gaari uu la socday xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo marayay meel aan ka fogeyn hoygiisa oo…